Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay Xuska Munaasabad ay ku xuseysay maalinta Biyaha Adduunka.
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa sheegay in wasaaraddu ay dedaal lu bixinayso inay baahida biyaha dadka Jubbaland ka haqab tirto.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.