Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland waxaa ay ka mid tahay Wasaaradaha fursada u helaya macalimiinta federalka Soomaaliya.
Macalimiinta la soo shaqaaleysiiyay ee helay fursadda ayaa waxaa ay wax badan ay ka qaban doonaan macalimiin la’aanta ka jira deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.