Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay fa’iidooyiinka caafimaad ee laxariira Soonka

0
52

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soonku waa Cibaado iyo Camal Wanaagsan oo Alle loogu dhawaado waana waajib Diini ah oo lagu leeyahay qof walba oo qaan gaar ah ama buuxiya shuruudaha Diinteena suuban u astaysay.

Mid kamid ah dhaqaatiirta magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay faa’iidooyiinka caafimaad ee laxariira Soonka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here