Haween La baray sameeynta Agabyada Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida

0
67

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaraada deeganka iyo isbedelka cimilada ayaa habeen barakacayaal ah oo kunool deegaanka Lugloow  u tababartay sida loo sameeyo agabka Hidaha iyo Dhaqanka ee guryaha lagu isticmalo si ey shaqa abuur ugu noqoto oo nolosha Qoysaskoda ugu mareyaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here