Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland oo qabatay maalinta xuska Kaymaha Aduuunka

0
61

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland oo qabatay maalinta xuska Kaymaha Aduuunka, waxaana kaso qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Shaqaale ka kala socday qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland Aadan Maxamad Hudle ayaa kawarbixiyay muhiimada ay lee dahay maalintan.

Mowliiid Abdi ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here