Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-General Cabdullaahi Cabdi Yuusuf Taliyaha Guud ee ciidamada Booliiska dowladda Jubbaland oo muddooyinkii u dambeeyey arrimo caafimaad ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.