Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka Shalaanbood oo hoos tago Degmada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose waxaa ka jirta biyo la’aan aad u daran oo samaysay dadka iyo duunyada halkaasi kunool, Afar Ceel oo halkaasi ku yaalay ayaa gabi ahaanba carada duugtey.
Abdinoor Samriye ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.