Taliska Ciidamada Boliiska Jubbaland oo Hay`adda UNMAS kala Wareegay Qalab iyo Gaadiid

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciidamada Boliiska dowlad Goboleedka Jubbaland oo la wareegay qalab kala duwan oo isugu jiro gaadiid iyo qalab loogu tala galay in lagu baaro Miinooyinka noocyadooda kala duwan.

Hay`adda UNMAS ayaa qalabka ku wareejisay Taliska Ciidamada Boliiska dowlad Goboleedka Jubbaland wuxuuna qalabkan wax weun ka badali doonaa howlaha ay Ciidamada Boliiska dowlad Goboleedka Jubbaland uhayaan bulshada reer Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here