Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlaada hoose degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii dambe waday dhismaha wadooyinka magaalada kismaayo kaas oo wijigisi 2-aad u hada meel wanaagsan u marayo sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) isagoona ku baaqey in la dardargalinayo wadooyinka cusub loona diyaar garowga wajiga 3-aad ee mashruuca Nagaad.
Mowliiid Abdi ayaa wabrixintaan inooga diyaariyey.