Maamulka Isbitaalka Kismaayo la guddoonsiiyay Gaari Ambulance ah

0
38
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda dowladda Jubbaland ayaa maanta maamulka cisbitaalka degmadda Kismaayo ku wareejisay gaariga gurmadka degdega ah ee caafimaadka ee loo yaqaanno umbulance-ka kaasoo loogu adeegi doono bulshadda ku nool degmada Kismaayo.
Gooobti lagu wareejinaayay gaarigaan umbalunce-ka oo ahayd gudaha wasaaradda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka Jubbaland, ku-xigeenkiisa maamulka cisbitaalka degmada Kismaayo iyo masuuliyiin kale.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here