Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwaynaha Jubbaland oo ka qeygalay xirtaanka tartanka Qur’aanka ayaa sheegay in xifdinta Qur’aanku ay macne wayn u leedahay jiritaanka Umadda Somaliyeed
Qur’aanka ayaa wax ugu muhiiimsan ee bulshada Somaliyeed ay ku tiirsan tahay waxuunna waalidiinta Somaliyeed ugu baqaay in caruurtooda geeyaan goobaha Logu Barto Qur’aanka Kariimka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.