Barakacayaasha kunool Deeganka Luglow oo deeq raashina la gaarsiiyay

0
55

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waasarada gargaarka iyo maareyta masiibooyinka Jubbalnd ayaa deeq gargaara oo ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan gaarsiisay 800 oo Qoys oo kunool degaanada waqooyiga kismaayo gar ahaan dalcada lug low iyo degaanka istanbuul

Mucaawinadan oo isagu jirta bur bariis sonkor iyo bariis ayaa loogu tala galay bisha barakaysan ee rabadaan waxana wasarada ka garab siisay hay’ada bisha cas ee dalka Qadar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here