Hay’adda SoDMA oo maanta Qoys danyar ah Gargaar ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaleey

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda SoDMA, ayaa maanta markale deegaanka Garasbaaleey si gaar ah waaxda afaraad, iyo xaafadda Weydow degmooyinka Xamar-jajab iyo Howlwadaag waxa ay gargaar ugu qaybisay 13,900 oo qoys oo iskugu jira danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah.
Deegaanka Garasbaaleey waxaa gargaar loogu qaybiyey 12,000 oo qoys halka degmooyinka Xamar-jajab iyo howlwadaag gargaar loogu qaybiyey 1,900 oo Qoys.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here