Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha DFS oo Ceel-biyood ka hirgalisay deegaanka Caweer

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ceel Biyoodka Deegaanka Caweer oo u dhaxeeya magaalooyinka Cadaado iyo Godinlabe ayaa maanta xariga laga jaray,waxaana fulisay Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha DFS oo kaashanaeyso Hay’addaAcmaasha Kheyriga ah ee Cumaan iyo Galmudug.

 
Eng Axmed Linte oo fuliyay mashruuca Ceel Biyoodka ayaa maamulka iyo Bulshada Deegaanka uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyeen kooxda farsamada mudada ay howsha socotay.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here