Wasaradda Gaadiidka XFS oo Gaadiid ku wareejisay guddiga gaarka ah ee xabsiyada BJFS

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaadiidka XFS ayaa Gaadiid loogu talagalay maxaabiista Xabsiga Dhexe ku wareejisay guddiga gaarka ah ee xabsiyada BJFS

Gaadiidkaan ayaa waxaa logu talagalay in logu adeego adeegyada gargaarka deg deg ah maxaabiista Xabsiga dhexe.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here