Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masjidka Madaxtooyada kusoo xiray tartanka quraanka kariimka ah ee bisha barakaysan ee Ramadan.
Tartankaan oo ay sanadkii 13aad oo xiriir ah ay qabanayso Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa Madaxweynahu uu abaalmarino kala duwan gudoonsiiyay guulaystayaasha sanadkan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here