Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo burburkii Dowladii dhexe Waxaa soo badanayay Haweenka Soomaaliyeed ee ka shaqeeyo meelo baddan iyagoo door muhiim ah ka ciyaara koriimada Caruurta iyo waxbarshadooda,waxaana dhankale dayac soo gaaray caruurta yar yar ee ku jira xilliga naasnuujinta oo dantu kaliftay inaaysan sidii loogu talagalay u helin Naaska Hooyada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.