Shirka Wada-tashiga mashaariicda Caafimaadka oo laga daah-furay magaalada Dhuusamareeb

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furtay Shirka Isku xirka Mashaariicda Caafimaadka oo sedaxdii biloodba mar la qabto,Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen ugu yaraan 20 Hay’adood oo ka shaqeeya Deegaanka ayaa lagaga arinsanayay baahiyaha Caafimaad ee ka jira Deegaanka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here