Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoonka Baarlamaanka ayaa shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee wadajirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS.
Ajandaha kulanka maanta wuxuu ahaa dhammaystirka ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah madaxa koowaad mataladda shacabka iyo madaxa labaad oo ku saabsan doorashooyinka Dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.