Barakacayaasha kunool Deegaanka Hadaafoow oo la gaarsiiyay deeq gargaar ah

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Daryeelka Bulshada ee Kaalmo ayaa 140 qoys oo danyara isla markaana kunool degaanka hadafoow ee galbeedka kismaayo garsiisay deeq gargaar raashina oo ay ka midyihiin bur bariis saliid caano iyo timir
goobta lagu qaybinaayay raashinka ayaa waxa goob joog u ahaa agasimaha guud ee wasarada beeraha iyo waraabka jubbaland xildhibaano iyo xubno ka socday hay’ada kaalmo

Ugu horayn qaar kamida dadkii ka faa’iideystay deegda gargaarka ah ayaa u mahadceliyay cid kasta oo gacan ka geeysatay in ay soo garto deeqdaas.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here