Maamulka Machadaka Jubba Naayd oo ka warbixiyay waxyaabaha Machadka lagu barto

0
39
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka barashada xirfadaha ee Jubba Naayd ee Magaalada Kismaayo ayaa ah macad wax lagu baro dadka waa wayn iyo Caruurta ayadoona dadka waa wayn la baro xirfadaha kala duwan ee gacanta sida harqaanka ,dharkarinta cilaan saarka iyo xirfado kale’halka caruurta labaro waxbarashada aas aasiga ah ee Diiniga iyo Maadiga intaba.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here