Sare ukac ku yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada magaalada Kismaayo

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa sare u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha lakalasiista Qudaarta Suuqyada magalaada kismaayo Qaar ka mid ah Ganacsatada qudaarta suuqyaraha kismayo iyo dadka sida malinlaha u ibsada ayaa nooga warbixiyay sara ukaca ku yimid qimaha Qudaarta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here