Wasiir ku xigeenka Amniga Jubbaland oo qaabilay Wafdi ka socday UNSOM

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland mudane Aaden Axmed Xaaji ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Bebe Familiar oo ah lataliyaha UNPOL

Waxaa kulanka goob joog ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga gudaha dowlada Jubbaland,Taliyaha Ciidanka Boliska ee qeybta gobolka Jubbada hoose, Lataliyaha Wasaaradda Amniga,iyo saraakiil kamid ah ciidanka booliiska Jubbaland.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inorganic diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here