Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo furay wadooyin muhiim u ah Bulshada

0
77
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa ay ka bilaabeen in ay furaan wadooyinka si ay bulshada u haalen wadooyin waafi ah
Wadada la furay ayaa waxaa ay martaa Hotelkii hore ee Daallo kuna dhacda xeebta Calanleey ee magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here