Haween ku nool Baladwayne oo noloshooda ka maareeya sameeynta Sambuuska

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenkaan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa ku shaqeeysto sameynta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.
Hawenkaan ayaa shaqo abuur ka helay sameeynta Sambuuska iyagoo malintii u sameyo Haweenka kale ee ku nool magaalada Baladweyne.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here