Magaalada Dhuusamareeb oo laga daah-furtay kulan looga arrinsanayo hormarinta tallabooyinka la qabsiga isbedelka Cimilada

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhuusamereeb ayaa waxaa laga dafuray kulan loga hadlayayhormarinta tallabooyinka la qabsiga isbedelka cimilada waxayna kulanka ka soo qeybgalay Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Galmudug, qaar ka mid ah wasaradaha Galmudug, hay’adaha ka shaqeeya Galmuduga iyo qeybaha kale duwan ee bulshada Rayidka .
Iskudubaha Galmudug ee mashruuc qaran ee isbadalka Cilmilada Maxamed Yusuf Cali ayaa waxuu fafaahin ka bixyay waxyabaha uu ku sabsan yahay kulanka .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here