Dhalinyarada Kismaayo oo lagu baaqay inay xoogga saaraan barashada Cilmiga Diiniga ah

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala Macaadyo  kala duwan ku waas oo lagu barto cilmiga diiniga ah waxaana ka mid ah Markaska sheekha shariif Cabdinuur.
Maamulaha Markaska Sheekha Shariif Cabdinuur  oo ka warbixiyay waxyaabaha lagu barto markasta iyo waxaa uu uga duwan yahay macadyada kale ee culuumta diiniga ah lagu barto ayaa bulshada Kismaayo kaar ahaan dhalinayarada ugu baaqay inay xooga saraan barashada cilmiga diiniga .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here