Deeq raashin ah oo loo qeybiyay Qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Boosaaso

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeq raashiin ah oo loogu talagalay dadka danyarta ah inta lagu gudo jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan ayaa la gaarsiiyay 2000 oo Qoys oo kamid ah dadka danyarta ah iyo kuwa Naaafada ee kunool magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Deeqdaan Raashiinka ah ayaa waxaa kamid ah Bur,Bariis, Sonkor, Timir iyo Saliid waxaana bixineeysay Hay’adda Wadaniga ah ee Tadaamun.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here