Xoolaha lagu soo daayo gudaha magaalada Kismaayo oo digniin laga soo saaray

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli mudooyinkii ugu dambeeyay Dowladda hoose ee degmada Kismaayo waday Ol’ole Xoolaha looga xareenayo magaalada Kismaayo Xoolaha nool ayaa weli waxaa jiro Xoolo magaalada lagu soo dhex daayo,kuwaas oo iyaga qudhooda dhibaato kala kulmo magaalada,dadka deegaankana ay in badan cabasho ka muujiyaan.

Gudoomiyaha ahna Duqa magaalada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa digniin u jeediyay dadka Xoolaha magaalada ku soo daayo,isagoona u sheegay in mar dambe aan loo dulqaadan doonin.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here