Maamulka Iskuulka Guulwade oo kawarbixiyay sida ay u socoto Waxbarashada Iskuulka

0
53

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Hoose dhexe iyo sare eeguulwade oo kuyaala xafada guul wade ee magalada kismaayo ayaa ka mida xarumaha waxbarasho ee kuyaala kismaayo kaas oo ay wax ka dhigtaan arday badan
Cabdiraxmaan cali botaan maamulha guud ee iskuulka guulwade ayaa inooga warbixiyay  xalada guud ee waxbarashada Iskuulka.

maamulaha ayaa didoo kale sheegay in maamulka iskuulka macalimiinta iyo sidoo kale Ardayda wax kadhigata iskuulka Guulwade oo is kaashanaya ay gargaar gaarsiyeen dadkii ay so barakiciyeen fataahadaha iyo daadadka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here