Ardeyda Jaamacada Zamzam Baydhabo oo soo bandhigay Mashruuc cusub ay diyaariyeen

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardayda Kulliyada Culuumta Computerka qeybtayda IT ee Jaamacada Zamzam Magaalada Baydhabo ayaa soo bandhigay Mashruuco yaryar oo ay ka mid yihiin Nidaam Lagu Maamulo Cisbitaalada iyo Iskuulada oo ay mudo soo wadeen diyaarintooda.

Ardeyda ayaa ahaa kuwa qaato maadooyin la xiriira Luuqadaha programmingka, Qaar ka mid ah Ardayda ayaa ka hadlay waxyaabaha ay soo bandhigeen iyo muhiimadda uu uleeyahay mashruucaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here