Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaanta gaarsiisay Isbitaalka Dr Xabeeb

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Dr Xabeeb qeybtiisa degmada Dharkenley oo ay ku jiraan bukaano badan oo qaba xanuunka dhimirka, waxaana xaruntaan ay kamid aheyd meelihii  la calaamadiyey ee loogu talagay iney Hay’ada Hormuud Salaam Foundation Mashruuca Afurinta Bisha Ramadaan.
Gudoomiye kuxigeenka Hay’ada Hormuud Salaam Foundation  C/rahmaan Ibraahim Cilmi ayaa ka warbixiyey deeqda ay soo gaarsiiyeen Isbitaalka Dr Xabeeb qeybtiisa degmada Dharkeenley.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here