Sare ukac laga dareemayo qiimaha Faranjeerad ee Suuqyada Baladweyne

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo Firinjeerada noocyadooda kala duwan ee suuqyada magaalada Baladweyne.

Noocyada Fininjeerada sare ukaca ku yimid waxaa kamid ah LG , Super general iyo Fininjeerada Nakuura taasi oo sabab u ah maadaama lagu gudo jiro Xilliyada Kuleelaha iyo bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana bulshada aad u iibsanayaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here