Dhalinyarada Kismaayo oo lagu baaqay inay xoogga saraan barashada cilmiga Diiniga ah

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ku yaalla Macaadyo  kala duwan kuwaas oo lagu barto cilmiga diiniga ah waxaana ka mid ah Markaska sheekha shariif Cabdinuur.
Maamulaha Markaska Sheekha Shariif Cabdinuur  oo ka warbixiyay waxyaabaha lagu barto markasta iyo waxaa uu uga duwan yahay macadyada kale ee culuumta diiniga ah lagu barto ayaa bulshada Kismaayo kaar ahaan dhalinayarada ugu baaqay inay xooga saraan barashada cilmiga diiniga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here