Isku Aadka Tartanka yurub ee Champions League oo lasoo saaray.

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo saaray isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka Champions League oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad gooni leh.
UEFA ayaa soo saartay isku aadka wareega 8 Dhamaadka iyo waliba Semi-final-ka tartanka yurub ee Champions League.

Wareega 8 dhamaadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo Arsenal ku aaday Kooxda Bayern Munich halka ay Real Madrid iyo Man City ay madaxa isla galeen.
Kadib isku aadka 8 dhamaadka waxa ay UEFA Soo saartay Kulamada Semi-final-ka ama 4 dhamaadka tartanka champions League.

Dhanka kale kulamada Semi-final-ka tartanka Champions League ayaa ayagana lasoo saaray.

Atletico Madrid Vs Borussia Dortmund / PSG Vs Barcelona
Arsenal Vs Bayern Munich / Real Madrid Vs Man City.

May be an image of ‎football, soccer and ‎text that says '‎QUARTER-FINALS -FINALS Arsenal VS FCBAYERN MUNCHEN VS BVB 09 VS MANCHESTER قه PARIS CITY SAINT VS FCB 5‎'‎‎

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here