Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo sheegtay in haweenku door wayn ka qaataan bilic soo celinta Kismaayo

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaliyeed waxaa ay door muhiim ah ka ciyaaraan horumarinta bulshada iyo deegaanka sida kor u qaadista kobaca dhaqaalaha’Siyaasada ,Nabad dhisida ,u qareemida dadka nugul iyo wacyigalinta bulshada. .

waxyaabaha ugu badan ee ay ka shaqeeyaan Haweenka ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka mid in bulshada ay ka wacyigaliyaan tacadiyada loo gaysto haweenka iyo in ay ka shaqeeyaan sidii dumarka loogu dhiira galin lahaa wax barashada iyo ganacsiga sido kalana waxaa ay door muuqda ka qataan howlaha bilic soo cilinta magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here