Ardayda Dugsiga Hoose ee Iskuulka Iftiin oo kawaramay Waxbarashada ay helaan

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hormarada waxbarsho ee ka jira deegaananad dowlad goboledka Jubbland ayaa waxaa hataan isa soo taraayo hormarka laga gaaraya dhinac waxbarshada iyadoo magaalada kismaayo ay ku soo bateen dugsiyada  lugu barto Waxbarshada heerka sare iyo heerka hoose.
Iskuulka Iftiin wuxuu   ku yaalla magaalada kismaayo waxaa uu ka kooban yahay dusgiga hoose iyo dugsi sare waxaan waxa ku barta Ardeyda dhigta fasalada kale duwan ee Iskuulka iyagoo ay Ardeyda iskuulkan waxa ka barta ay dhigtaan galinka dambe iyo galinka hore si ay ugu faa’iideystaan Waxbarshada Iskuulka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here