Tababaraha Xulka Qaranka England oo soo saaray liiska Xiddigaha Xulka England ee Fasaxa Caalamiga.

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha xulka qaranka England ee Southgate ayaa soo xushay Liiska xulka qaranka England ee fasaxa caalamiga ah ee bishan March, Xulka qaranka England ayaa isku diyaarinaya koobka Euro 2024 ee lagu qaban doono dalka Germany xagaagan.

Xulka England ayaa ciyaari doona kulamo saaxiibtinimooyin ah oo ay isugu diyaarinayaan tartanka Euro 2024, waxayna la ciyaari doona xulalka Brazil iyo Belguim si ay isugu diyaariyaan tartanka Xagaaga la qaban doono.

Tababaraha Xulka Qaranka England Southgate Ayaa soo xushay xiddigaha uu doonayo in uu kaga hor tago xulalka Brazil iyo Belguim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here