Bulshada kunool Deegaanka Caada kibir oo sheegay in baahi ay u qabaan isbitaal ushaqeeya hooyada iyo dhallaanka.

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-shacabka kunool deegaanka Caada kibir ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay wajahayaan baaahi dhinaca caafimaadka, Gudoomiyaha deegaanka Caada kibir ayaa la hadlay warbahinta ayaa wuxuu ka warbixiyey caqabadaha ay la kulamaan hooyoyinka ku dhala deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here