Machadka Saalaxudiin Ayuubi oo munaasabad qalin jabin uqabtay arday dhameysay Macadkaasi

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Saalaxudiin Ayuubi ee barashada iyo barbaarinta ee degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo ayaa xaflad qalin jabin ah uqabtay ardayda dhameysay kitaabada diiniga iyo culuumtoooda kala duwan ee lagu barto Machadkaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here