Barakacayaasha kunool Gudaha magaalada Kismaayo oo deeq gargaara la gaarsiiyay

0
51

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka shirkada diyaaradaha Freedom ayaa deeq raashin ah oo loogu tala galay bisha barakaysan ee ramadaan gaarsiiyay qoysas danyar ah oo kunool magaalada Kismaayo, deeqdan oo ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan sida bur, bariis, saliid iyo timir aya waxaa ka faa’iidaystay ilaa 40 qoys oo danyar ah kuwaas oo baahi wayn u qabay gargaarkan lasoo gaarsiiyey.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here