Arsenal oo Taageerayaasheeda Xasuusisay Wakhtigii Dahabiga Ahaa

0
50

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay wareega 8 Dhamaadka tartanka champions League.

Kooxda Arsenal ayaa rikoodhayaal ku garaacday kooxda Fc Porto kulan ka tirsanaa lugta 2-aad ee wareega 16-ka champions League.

Kadib u gudbista wareega 8 dhamaadka kooxda Arsenal ayaa soo afjartay rikoodh xun oo ay ku lahayd wareegan.

Arsenal ayaa u gudubtay wareega 8 dhamaadka champions League markii ugu horaysay tan ilaa sanadkii 2009/2010.

Gunners ayaa soo afjartay 7 sano oo xidhiidh ah oo tartanka looga reebayay wareega 16-ka ee tartanka champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here