Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlada Goboleedka Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam oo ka qeybgalay shir ka furmayay magaalada Kismaayo ayaa waxuu ku baaqay Dowlada Federaalka Somalia iyo dhamaan hay’adaha garsoorka dalka in la hormariyo adeegyada garsoorka dalka taas oo weyn ka qadaneesa sare u qaadista kalsoonida ay shacabka ku qabaan dowlada
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam ayaa wuxuu ka warbixiyay muhiiimadda ay leedahay hormarinta adeegyada garsoorka Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.