Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Qudaarta Suuqyada magaalada Baladweyne

0
194

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa lagu iibiyo qudaarta oo ku yaalla xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne ayaa Laga dareemayaa sara ukac xoogan oo ku yimid qiimaha qudaarta sababo la xariirto bisha barkeeysan ee Ramadaan oo ay dadka inta badan iibsadaan qudaar ka badan tii ay hore u isticmaali jireen.

Nuucyada Qudaarta ee sare u kaca uu ku yimid ayaa waxaa kamid ah Mooska, qaraha Badiiqa Yaanyada , basasha, iyo Bocorka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here