Dhalinyarada ka shaqeyso Liibaajooyinka lagu dhaqo gawaarida oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo

0
474

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo oo ay ku yaalaan Leebaajooyin lagu dhaqo gawaarida ayaa waxaa ka howlgala dhalinyaro dhaqda gawaarida,waxayna halkii gaadhi ee ay dhaqaan ka qaataan 3,meelood meel lacagta ay ku dhaqayaan,maadaama goobta ay ku dhaqayaan gawaarida ay leeyihiin ganacsato.
waxay ku shaqeeyaan duruufo adag waxayna codsanayaan shaqo abuur in loo sameeyo,si ay qaab iskood ah ugu shaqeystaan,maadama lacagta ku shaqeenayaan aysan kaafin karin nolosha qoysaskooda,mar ay la hadlayeen Idaacada Waamo waxaa hadaladooda ka mid ahaa sida tan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here