Deegaanka Bali boocle oo Baahi Biyo La’aan laga soo sheegayo

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bali boocle oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada Degmada Wisil ee Koonfrta Gobolka Mudug ayaa waxaa soo gaarey boqolaal qoys oo soo saameeyey Abaarihii inta badan ka dhacay Gobolada Dalka.

Maamulka deegaanka Bali bocle iyo Odayaal Dhaqan ayaa booqdey Qoysaska ayaa waxaa ay kala kulameen qoysas badan oo sameen biy la,aan ka heesata deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here