Hay’addaha Sodmo iyo Qatar Charity oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu afurin doono in kabadan 10-000 oo qoys

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxaana goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SodMO Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga dalka Soomaaliya ayaa lagu daahfuray mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka danta yar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here