Qoysas danyar ah oo deeq raashin ah loogu qeybiyay magaalada Baydhabo

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka koonfur galbeed iyo maamulka degmada Baydhabo ayaa raashiin gar gaar ah u qeybiyay boqol qoys oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba madaama maalmo nooga harsan tahay bilashada bishada ramadaan.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka Mareeynta iyo musiibooyinka KGS Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo Gudoomiyaha degmada Baydhaba Cabdulaahi Cali Maxamad.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here