Magaalada Kismaaayo oo lagu qabtay Munaasabad xuska maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Ksiamayo ayaa waxaa lagu qabatya munaasbada xusuka maalinta haweenka Somaliyeed oo sananada walaba loga dabaal dago 08 march

Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee dowladda Jubbaland ayaa manta ka qayb galay munaasabad lagu xusayay siddeeda maarso taasi oo sannad walba laga xuso guud ahaan caalamka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here