Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa kaalin libaax ka qaatay dib u dhiska dalka iyo arimaha la xiriira hormarinta bulshada iyagoo kaalin fir fircoon kaga jiraan ganac siga iyo siyaasada
Haweenka Soomaaliyeed oo soomaray marxalado adag intii uu burburka ku jiray dalku ayaa kaalin libaax ka qaatay maaraynta nolalamaalmeedka Qoysaska iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.